Přeskočit na obsah
AG

Aqoon Guud for Android APK

Vydavatel: Abdikani Waano
Android APK Free
Stažení v6.0 6 stažení
Typ souboruAPK
Verze6.0
Vydavatel Abdikani Waano
Datum vydání5. 1. 2020
Datum přidáno5. 1. 2020
Os požadavkyAndroid
PožadavkyRequires Android 4.0 and up
Celkový počet stažení6
CenaFree

Popis

Aqoon Guud waa App jako kooban 6 qeybood muhiim ah oo kala ah:-

-99ka magaca ee Alláh :-

Qaybtaan waxaad ku baran doontaa, magacyada Alle iyo fasiraadiisa, oo aad wax badan ka kororsan doontid Insha'alah.

-Siiradii Nabiga Nnkh :-

Qaybtaan waxaad ku baran doontaa Siiradii Rasuulka scw laga soo bilaabo markuu ku soo biiray dunida ilaa uu ka geeriyoodo oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.

-Xikmadooyin :-

Qaybtaan waxaad ku baran doontaa, murtida iyo hadal wanaaga adigoo kaa dhigi doono hadalkaaga mid ku qotomo murti iyo waayo aragnimo ku salaysan oo aad vosk badan ka kororson'alahtid Insha.

-Weydiimo iyo warcelin:-

Qeybtaan waa qeyb kale oo ku baran doonto weydimo iyo warcelino kala duwan sida:-

1:Suaalooyin Diini.

2:Taariikhda Soomaaliya iyo wadamada kale ee caalamka.

3:Hal-xiraale.

oo aad vosk badan ka kororson doontid Insha'alah.

-Xulasho:-

Qaybtaan waa qeyb kale oo aad ku xulanayso Xikmadooyinka aad ka heshay:-

-Xasuusin Maalinle Ah:-

Qaytaan Waxaad ka heli doontaan, oraah kiciso dareenkaada, maankaana ka shaqeysiiso, ku galiso himilo, kuu sahasho wadada guusha.

Podobné programy

Alternativy